Skip to content
Bristol Somali Media Group

Bristol Somali Media Group

Tag: Covid19

Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil (Conservatives) iyo Xildhiban Siciid Ibraahim (Labour): Ka-hortagga iyo xallinta fal-dembiyeedyada dhalinyarada

Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil (Conservatives, Islington, London) iyo Xildhibaan Siciid Nuur Ibraahim (Labour, Cardiff) ayaa ka faaloonaya ka-hortagga iyo xallinta fal-dembiyeedyada dhalinyarada

Covid19, Crime, Somali, Youth

Abwaan Aadan Muuse Haybe iyo suugaanta uu ka tiriyay Covid-19

Abwaaan Aadan Muuse Haybe iyo doorka ay suugaantu ku leedahay wacyigelinta bulshada, gaar ahaan wuxuu ka hadlayaa oo uu falanqaynayaa suugaanta uu ka tiriyay Covid-19 iyo xaaladda uu bulshada geliyay, iyo waxa ina la gudboon.

Covid19, Poetry, Somali

Talaalka Covid-19 iyo Bulshada Soomaaliyeed: Ka Hortag iyo Waxtar

Talaalka Covid-19 iyo Bulshada Soomaaliyeed: Ka Hortag iyo Waxtar

#CovidVaccination

Bristol, Covid19, Somali, Vaccination

Covid-19: Difaaca Jidhka iyo Caafimaadka Maanka

Covid-19 waa cudur si ba’an u fida, wuxuu na weeraraa neefmareenada. Sidoo kale wuxuu saamayn ku yeeshaa caafimaadka jidhka iyo maanka.

Bristol, Covid19, Somali

Covid-19: Adkaysiga iyo rajada qoysaska Soomaaliyeed ee Bristol ku nool

Samiira Muuse iyo Hibo Rooble oo kamid ah bulshojirayaasha dahsoon ee ilaaliya qalcadda Soomaalida Bristol ayaa faahfaahin faahfaahin ka bixinaya saamaynta uu Covid-19 ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed, iyo adkaysiga iyo rajada qoysaska iyo carruurta.

Bristol, Covid19, Somali

VIDEO: Covid-19 iyo Soomaalida Bristol: Waxyeelada iyo xakamaynta cudurka coronavirus

Xubno ka tirsan hoggaanka ururada bulshada Soomaalida Bristol ayaa ka digaya waxyeelada uu cudurka Covid-19 bulshada u gaystay, iyo sida xakamayntiisa iyo cidhibtirkiisa looga qaybqaadan karo.

Bristol, Covid19, Somali

VIDEO: Ma si gaar ah ayay Soomaalidu ugu nugushahay xanuunka Covid-19?

Korodhka tirada kiisaska Covid-19 ee la xidhiidha Soomaalida Bristol (iyo UK) ayaa werwer badan laga qabaa. Xogta bulshadu waxay sheegaysa in aanay isku dheelitirnayn tirada Soomaalida ee uu xanuunku ku dhacay ama u dhimatay iyo lambarka ay bulshada ka yihiin.

Bristol, Covid19, Somali

Bristol: Soomaalidu waxay safka hore kaga jirtaa bulshooyinka uu Covid-19 sida aadka ah u saameeyay

Xogta ku saabsan Soomaalida Bristol – iyo UK – waxay tilmaamaysaa in xanuunka Covid-19 uu si gaara Soomaalida u saameeyay.

Bristol, Covid19, Somali, UK

VIDEO: Sheekh Faysal Waylac: Xidhiidhka ka dhexeeya wakiilashada Ilaahay iyo dedaalka shaksiga – #COVID19

Xidhiidhka ka dhexeeya wakiilashada Ilaahay iyo dedaalka shaksiga – #COVID19

Bristol, Covid19, Somali

Search

BSMG Tweets

  • “I hope I leave New Zealanders with a belief that you can be kind, but strong, empathetic but decisive, optimistic… twitter.com/i/web/status/1… 2 weeks ago
  • "William and Harry squabbling about jurisdiction over a continent’s people and wildlife...?" theguardian.com/commentisfree/… 3 weeks ago
  • RT @simonharries3: Just wanted to say one thing to my friends in Somaliland. 2023 marks the year when you have been separate from Somalia f… 3 weeks ago
Follow @smgbristol

Archives

Categories

Join us on Facebook

Join us on Facebook
Blog at WordPress.com.
Privacy & Cookies: This site uses cookies. By continuing to use this website, you agree to their use.
To find out more, including how to control cookies, see here: Cookie Policy
  • Follow Following
    • Bristol Somali Media Group
    • Join 98 other followers
    • Already have a WordPress.com account? Log in now.
    • Bristol Somali Media Group
    • Customize
    • Follow Following
    • Sign up
    • Log in
    • Report this content
    • View site in Reader
    • Manage subscriptions
    • Collapse this bar