Abwaaan Aadan Muuse Haybe iyo doorka ay suugaantu ku leedahay wacyigelinta bulshada, gaar ahaan wuxuu ina la wadaagayaa suugaanta uu ka tiriyay Covid-19 iyo xaaladda uu bulshada geliyay, iyo waxa ina la gudboon.
Abwaan Aadan Muuse Haybe iyo suugaanta uu ka tiriyay Covid-19
