Covid-19: Difaaca Jidhka iyo Caafimaadka Maanka

Covid-19 waa cudur si ba’an u fida, wuxuu na weeraraa neefmareenada. Sidoo kale wuxuu saamayn ku yeeshaa caafimaadka jidhka iyo maanka.

Sidee buu cudurka Covid-19 u waxyeeleeyaa difaaca iyo caafimaadka jidhka? Sidoo kale, sidee buu u saameeyay caafimaadka maanka bulshada?

Waxa ka jawaabaya Dr CabdiRaxmaan Cawaale Xasan oo ku takhasusay culuunta difaaca jidhka iyo cudurada faafa (immunology and infectious diseases) iyo Cabdi Cismaan Maxamed oo kamid ah hawlwadeenada hay’adda Golden Key, kana shaqaysa arrimaha caafimaadka bulshada, gaar ahaan kuwa la xidhiidha dhimirka, qabatinka balwadaha iyo si-xun-u-isticmaalidda maandooriyeyaasha (addiction and substance misuse).

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s