Waa maxay faa’iidada talaalku? Sidee buu talaalku bulshada uga difaacayaa xanuunka Covid-19? Bulshadeena se maxaa la gudboon? Sucaad Cismaan Aaadan (Sucaad Qootaali), kalkaaliso caafimaad (Registered General Nurse), oo ka hawlgasha hay’adaha caafimaadka Bristol ayaa ka jawaabaysa.
Talaalka Covid-19 iyo Bulshada Soomaaliyeed: Ka Hortag iyo Waxtar
