Dr Shamsudiin Abiikar ayaa faahfaahin ka bixinaya, kana jawaabaya su’aalo la xidhiidha isbedelka uu Covid-19 ku keenay habkii iyo hanaankii waxbarashada iyo barbaarinta carruurta. Gaar ahaan suaalo ay kamid yihiin:
1) Saamaynta u ku yeeshay waxbaristii iyo waxbarashadii carruurta (teaching and learning of children).
2) Hal-abuurnimada hoggaaminta waxbarashada (innovation leadership in education and schools) iyo waxsoosaarka iyo ka midho-dhalinta aqoonta (knowledge production and knowledge exploitation).