Sheekh Faysal Waylac ayaa ka hadlaya, kana jawaabaya su’aalo ku saabsan xidhiidhka ka dhexeeya wakiilashada Ilaahay, dedaalka qofka looga baahanyahay si loo xakameeyo cudurka #COVID19, iyo waajibaadka qofka ka saaran badbaadinta nafta iyo badbaadinta bulshada
VIDEO: Sheekh Faysal Waylac: Xidhiidhka ka dhexeeya wakiilashada Ilaahay iyo dedaalka shaksiga – #COVID19
