Manage euphoric mood, help new Bristol mayor Marvin Rees deliver his plan

Marvin Rees has simply challenged the ‘stereotypical Establishment figure’, which Owen Jones described as a ‘white male who followed an effortless path … into a lucrative an influential job’. But dealing with the processes of the local governance which have created exclusive environment and structures for the stereotypical figure will be more problematic.

Somalis don’t want favour, but demand ‘fair treatment’

The time has come the Somali voters make sure that their votes cannot be taken for granted. They must understand who is best to serve their interests before they decide. At the same time, they should challenge the status quo by not being silent about issues that affect their daily lives because, as Martin Luther King Jr. once said, “Our lives begin to end the day we become silent about things that matter.”

Codkaagu yaanu ku ciilin; dooro qofka dantaada ka shaqeynaya – Doorashooyinka Bristol May 2016

Maayarkii 2012kii Bristol loo doortay wuxuu hoos u dhigay awoodii xildhibaanada golaha deegaanka. Xildhibaanadu “si taban ayay u arkayeen, halka hoggaamiyeyaasha bulshada, ganacsatada, iyo ururada bulshadu ay isku raaceen in hab-maamuleedka maayarnimadu uu dantii Bristol si fiican uga shaqeeyay.” Si kastaba ha ahaatee, habka maayarnimadu danta bulshooyinka magaalada degan si siman oo isku mid ah ugumuu shaqayn.

The only time I feel included is during the election campaign, says Somali voter – Bristol mayoral election 2016

The only time I feel included is during the election campaign, when politicians knock my door and convince me they will solve all our problems if we elect them,” … “As a Somali woman, the local elections don’t mean much to me because politicians become invisible after they get elected. And although I don’t believe they will keep their promises, I vote for them – same as many other Somali friends.

Dhalinyarada Somaaliyeed ee Bristol oo aan bulshada ka dhex muuqan, codkooduna qarsoonyahay

Warbixin laga soosaaray hawlgalii Brooke ayaa cadaysay, inkastoo dhamaan inamadii la xidhay ay Soomaali ahaayeen, in “aanay jirin wax cadaynaya in isirkooda iyo dhaqankoodu uu qayb ka ahaa wixii dhacay”. Waxa kale oo ay warbixintu cadaysay in “inamada la xidhay aanay ahayn kuwo isku duubnaa” oo dhacdadan si qorshaysan u fuluiyay. Tani waxay ka soo horjeedaa wararkii sida aadka ah saxaafaddu u baahisay ee ahaa in ay ahaayeen koox abaabulan oo u soo tabaabushaystay in ay si qorsheysan dembiyada u fuliyaan.

‘Somali youth in Bristol left voiceless’

The “Somali sex abuse gang” headlines had sent shock waves through the Somali communities in Bristol and in the UK – and elsewhere. Somali speaking media had shown interest … and many others had taken on social media cursing Bristol Somalis and accusing them …