Xildhibaan Raaqiya Ismaaciil (Conservatives, Islington, London) iyo Xildhibaan Siciid Nuur Ibraahim (Labour, Cardiff) ayaa ka faaloonaya ka-hortagga iyo xallinta fal-dembiyeedyada dhalinyarada
Category: Youth
Dhalinyarada Somaaliyeed ee Bristol oo aan bulshada ka dhex muuqan, codkooduna qarsoonyahay
Warbixin laga soosaaray hawlgalii Brooke ayaa cadaysay, inkastoo dhamaan inamadii la xidhay ay Soomaali ahaayeen, in “aanay jirin wax cadaynaya in isirkooda iyo dhaqankoodu uu qayb ka ahaa wixii dhacay”. Waxa kale oo ay warbixintu cadaysay in “inamada la xidhay aanay ahayn kuwo isku duubnaa” oo dhacdadan si qorshaysan u fuluiyay. Tani waxay ka soo horjeedaa wararkii sida aadka ah saxaafaddu u baahisay ee ahaa in ay ahaayeen koox abaabulan oo u soo tabaabushaystay in ay si qorsheysan dembiyada u fuliyaan.
Shir: Wadatashiga Bulshada Soomaaliyeed ee Bristol – 10 January 2015
Wadatashi: Arrimaha Dhalinyarada, Waxbarashada & Horumarinta Bulshada Bristol
Curad (first born): A poem
Curad (first born): A poem about accidental leadership.
King of the Endz
My mum says I am a dealer
My boys say I am the man
Mum says I am a disgrace
Boys say I am the boss
My mum says study
But my teacher knows I am not going anywhere.
My mum shouts change
But what other choices are there?