Bristol Somali Media Group

Home » BSMG posts » Crime

Category Archives: Crime

"Wixii qoran baa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay." Somali
 
"Words fly, but scripts stay - for centuries." English
 

Dhalinyarada Somaaliyeed ee Bristol oo aan bulshada ka dhex muuqan, codkooduna qarsoonyahay

Abdi Mohamed – Warbixin maalintii Khamiistii (24 March 2016) laga soo saaray hawlgalkii Brooke, kaas oo 13 dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed lagu xidhay arrimo la xidhiidha faroxumayn hablo aan qaangaadh ahayn, ayaa si faahfaahsan u cadaysay in ciidanka amaanka (police), qolooyinka arrimaha qoyska iyo bulshada ka shaqeeya (social workers) iyo shaqaalaha caafimaadku ay ka soo bixi waayeen kaalintii looga baahnaa ee ahayd in ay hablaha yaryar ka badbaadiyaan dhibaatooyinka noocan ah. Laakiin warbixintu wax badan kamay odhan baahida loo qabo in la helo hab lagaga hortago fal-dambiyeedyada noocan ah ee dhalinyaradu ku kacdo.

Warbixintu waxay cadaysay, inkastoo dhamaan inamadii la xidhay ay Soomaali ahaayeen, in “aanay jirin wax cadaynaya in isirkooda iyo dhaqankoodu ay qayb ka ahaayeen wixii dhacay”. Waxa kale oo ay warbixintu cadaysay in “inamada la xidhay aanay ahayn kuwo isku duubnaa” oo dhacdadan si qorshaysan u fuliyay. Tani waxay ka soo horjeedaa wararkii sida aadka ah saxaafaddu u baahisay ee ahaa in ay ahaayeen koox abaabulan oo u soo tabaabushaystay in ay si qorsheysan dembiyada u fuliyaan.
(more…)

Advertisements

Shir: Wadatashiga Bulshada Soomaaliyeed ee Bristol – 10 January 2015

Wadatashi: Arrimaha Dhalinyarada, Waxbarashada & Horumarinta Bulshada

Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Bristol waxa loogu baaqayaa in ay ka soo qaybgalaan shirka wadatashiga bulshada, kaas oo si gaar ah loogu qaadaa-dhigi doono arrimo la xidhiidha waxbarashada caruurta, dhalinyarada iyo horumarinta bulshada.

Bristol Somali Community Meeting - 10 Jan 15

Bristol Somali Community Meeting – 10 Jan 15

Shirkani waa shir wadatashi ah, waa shir ka madaxbanaan siyaasad iyo wixii la xidhiidha; waa shir ujeedadiisa ugu muhiimsani tahay in bulshada Soomaaliyeed ee magaalada degani ay helaan madal ay isku xog-waraystaan, dib u jaleecaan wixii u qabsoomay sannadkii la soo dhaafay iyo waxyaabaha qabyada ah.

Sidoo kale shirkani wuxuu bulshada siinayaa fursad ay kaga faalloodaan caqabadaha hortaagan iyo sidii xal loogu heli lahaa – gaar ahaan dhinaca barbaarinta iyo waxbarashada carruurta, aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada, iyo horumarka iyo isku-duubnida ama isku-xidhnaanta bulshada. Taa waxa dheer, in dhalinyarada iyo waalidiintuba ay helidoonaan fursado codkooda lagu maqlo, si wadajir ahna u qorsheeyaan waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay doonayaan in ay qabtaan ama u qabsoomaan – mustaqbalka dhow iyo ka fog labadaba.

Haddaba, Mudenayaal iyo Marwooyin, sida kor ku xusan shirkani wuu ka madaxbanaan yahay siyaasad iyo wixii la xidhiidha, sidaa daraadeed waxaanu idinku dhiirigelinaynaa in aad ka soo qaybgashaan shirkan wadatashiga ah ee loogu talogalay in bulshada Soomaaliyeed ee magaalada degani ay isku xog-waraystaan, si wadajir ahna uga wadatashadaan horrumarinta bulshada iyo sidii wax looga qaban lahaa waxyaabaha caqabadda ku ah horumarkooda – haddii ay tahay dhinaca waxbarashada, kobcinta garaadka ilmaha (mid dhaqameed iyo mid diimeedba), fal-dembiyeedyada dhalinyarada, mukhaadaraadka, iwm. Waxaan ku rajo weynahay in madashaa aan isku arki doono, qof kastaana uu kaalin wax ku ool ah ka qaadan doono.

Mahadsanid.

 

Goorma:      Sabti, 10 January 2015

Goortee:      5:00 pm – 7:30 pm

Goobtee:     Trinity Centre, Trinity Road, Bristol BS2 0NW

 

Wixii faahfaahin ah fadlan kala soo xidhiidh:

Siciid Maxamed Buraale:            07423 062485
Khaliil Aadan Cabdi:                    07557 510546

Curad (first born): A poem

A poem about accidental leadership.

First born,

First loved,

First child,

First pain,

First smile, first practice

First Prince,

Future King. (more…)

Better public engagement is increasing trust in local policing in Bristol

Although many ethnic residents in Easton and St Pauls feel that the police are biased, if not totally still racist, and victimise communities in the area, the majority of residents who live and socialise in Easton feel happier not because of the greater police presence, but because of the high visibility policing in the area which has resulted a reduction in crime rate.

Map: Bristol Neighbourhood Partnerships

Map: Bristol Neighbourhood Partnerships

In addition, the Neighbourhood Partnership structures have made the police to be more accountable to the local residents by regularly attending not only the Neighbourhood Partnership/Forum meetings but relevant local meetings too – including the Stapleton Road Working Group and Somali Forum meetings, many a list – to explain policing strategies, share ideas, and discuss challenges and future plans while answering questions from members of the diverse local communities. However, better Neighbourhood policing, in any given area, relies on the level of community participation and engagement. Therefore, the selection of issues that is top of the list of community concern such as stop and search policies, heavy handedness and victimisation, amongst many, should be taken seriously and addressed appropriately both strategically and on the ground level. Continue reading

Al-Shabaab in the mafrishes?

Khat market place

A former Khat addict claimed that the effects of khat are so severe that it makes users become easy prey for Al-Shabaab recruiters; describing a process of slow deterioration of self-worth that eventually delivers vulnerable addicts into the hands of ready and waiting recruiters lurking around mafrishes (Khat cafes).

This view was further sensationalized and advanced by a Bristol based Somali NGO leader who on BBC Radio Bristol claimed that he had evidence, proving that Al- Shabaab was actively recruiting similar lost young souls in Bristol. The existence of evidence for both of these claims has not being made public – if they actually exist – by police and, in any case, both men ought to have gone to the authorities first to disclose it before approaching the media. Because going to the media first could have easily driven dangerous terrorists to underground and endangered civilian lives. Read the full article

Cultural explanations of Somali youth crime

What has happened to the very patriarchal culture of the Somalis? And Why the Somali youth crime has become a global issue? Or was youth crime present (as an integral part of the cultures of the host countries) long before the Somalis have settled in the West? Or has the multi-agency approach, which has not considered the importance of culture in addressing youth crime, taken by Youth Offending Teams (YOTs) contributed to the high rate crime activities — both offending and re-offending — among the Somali youth in England (and UK)?

The terms Somali and crime are becoming interchangeable in many right wing newspapers and blogs in England today. It, misleadingly, when combined with over two decades of civil war, gives the impression that the Somali culture celebrates or at least, tolerates violence and deviance.  Click here to read the full article

King of the Endz

 

A poem based on research and conversations with former drug dealers.

 
My mum says I am a dealer

My boys say I am the man

Mum says I am a disgrace

Boys say I am the boss

My mum says study

But my teacher knows I am not going anywhere.

My mum shouts change

But what other choices are there? Continue reading

Racists may have started fire at Bristol Somali office

Bristol Post: The offices of a newspaper [and community organisations] serving Bristol’s Somali community have been devastated in what is thought to have been a racially-motivated arson attack.

The Somali Voice, [Elays Development Network] and CAN (Community Action Network) base on Stapleton Road, Easton, was set alight in the early hours of Wednesday and the voluntary organisation’s two computers, desks, chairs and paperwork were destroyed.

Thousands of pounds worth of damage was caused in what investigators believe was a malicious attack on the bilingual, monthly publication set up to help the Somali community in Bristol.

The offices were also home to the Easton Advice and Advocacy Centre, which was also damaged. Continue reading