Xaaladda caafimaad ee Soomaalida uu Covid-19 ku dhacay iyo saamaynta uu ku yeeshay

Axmed Maxamed Xasan, Siciid Muxumed Xuseen iyo Siciid Maxamed Buraale waxay faahfaahin ka bixinayaan sidii uu Covid-19 ugu dhacay, saamayntii uu caafimaadkooda ku yeeshay iyo sidii looga daweeyay.

Leave a comment