Bristol Somali Media Group

Home » Drugs

Category Archives: Drugs

"Wixii qoran baa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay." Somali
 
"Words fly, but scripts stay - for centuries." English
 

Warsaxaafadeed – Joojinta Qaadka

23 June 2014

Joojinta qaadka: Wadashaqaynta hay’adda Safer Bristol iyo bulshada Soomaaliyeed

Hay’adda Safer Bristol waxay bulshada Soomaaliyeed ee magaalada ku nool kala sii shaqaynayasay sidii loo maarayn lahaa saamaynta joojinta qaaadku bulshada ku yeelanayo marka ay berri (24 June) dawladdu go’aankeedii dhaqan geliso

Qaadku waa geed firfircooni geliya unugyada jidhka. Dhaqan ahaan qaadka waxa badanaa isticmaala ragga Soomaalida, Yamanida, Keenyaatiga iyo reer Jabuuti marka ay marfishyada ku sheekaysanayaan – marfishyadu waa guryo ama goobo raggu ku qayilaan, kulmaan, kuna sheekaystaan ama ku go’aamiyaan arrimaha bulshada. Maadaama uu qaadku yahay maandooriye dhaqan ahaan lagu sheekaysto ama la isku waraysto saacado badan ayaa loo fadhiyaa oo la qayilaa.

Qaadku wuxuu qofka cuna ka dhigaa mid feejigan oo hadal badan, marka dhowr saacadood loo fadhiyo xasilooni iyo deganaansho ayuu qofka u keenaa, sidoo kale cunto xumo iyo hurdo la’aan ayuu keeni karaa. Sii akhri warsaxaafadeedka oo dhamaystiran

Advertisements

Khat ban: What next?

(BSMG – L. Obsiye) In an age of evidence based policy, where dogma and ideology were supposed to be abandoned for a more sophisticated and just approach informed by the public interest, the coalition government’s banning of the mild stimulant khat seems a poor choice. This decision, without doubt, is more political than rational. In any case, the likely outcomes are frightening. Continue reading

Al-Shabaab in the mafrishes?

Khat market place

A former Khat addict claimed that the effects of khat are so severe that it makes users become easy prey for Al-Shabaab recruiters; describing a process of slow deterioration of self-worth that eventually delivers vulnerable addicts into the hands of ready and waiting recruiters lurking around mafrishes (Khat cafes).

This view was further sensationalized and advanced by a Bristol based Somali NGO leader who on BBC Radio Bristol claimed that he had evidence, proving that Al- Shabaab was actively recruiting similar lost young souls in Bristol. The existence of evidence for both of these claims has not being made public – if they actually exist – by police and, in any case, both men ought to have gone to the authorities first to disclose it before approaching the media. Because going to the media first could have easily driven dangerous terrorists to underground and endangered civilian lives. Read the full article