Codka Soomaalida Bristol saameyn intee leeg ayuu Doorashada Guud ee 2015ka ku yeelan karaa?

Doorashada 2015ka iyo codka Soomaalida Bristol … Caqabadaha ugu waaweyn ee ay bulshadu aad u tilmaantay waxa ka mid ah shaqo la’aan, waxbarashada iyo tababarada, adeegyo caafimaad oo dhaqan ahaan baahidooda daboola, iyo cunsiriyad diimeed. Si kastaba ha ahaatee waxaad moodaa in dad badani ay imika fahmeen in sida ugu haboon ee arrimahooda wax looga qabankaraa ay tahay iyagoo sanduuqa codbixinta adeegsada oo codkooda isticmaala.

Advertisements